Wasiirka amniga Puntland oo digniin adag u diray laamaha amniga ee sharciga...
Garowe-(RBC Radio)-Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay shirciyo ay soo saareen oo ay fulin waayeen laamaha...
View ArticleUrurka ISIS oo sheegtay In Weerarkoodii ugu horeeyey ay ku qaadeen Soomaaliya
Muqdisho(RBC Radio) Ururka Daacish ayaa shaaca ka qaaday iney qarax la beegsadeen mid kamid ah gaadiidka ciidanka milatariga ee AMISOM ee Soomaaliya kaasoo marayey agagaarka KM-13.Ururka isugu yeeray...
View ArticleHay’addo ku baaqay in gar-gaar deg deg ah in lala soo gaaro Soomaaliya
Nairobi (RBC Radio) Illaa 23 hay’addo oo ka howlgalla gudaha Soomaaliya ayaa ku baaq gar-gaar deg deg ah oo lala soo gaaro Soomaaliya,iyagoo marka sheegay abaarta jirta inay mareyso meeshii ugu...
View ArticleSheekh Maxamed Idiris oo hortagaya maxkamad ku taalla Marekanka
Columbus (RBC Radio) Waddadka caanka ah ee Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Marekanka ayaa maanta waxaa u bilaabaysa maxkamadii u dambeysay,taaso la sheegay...
View ArticlePuntland oo iska fogaysay inay ka qayb-qaadatay dagaalka Dacdheer ee gobolka...
Garoowe (RBC Radio) Wasiirka wasaaradda amniga Puntland Mudane Cabdixirsi Cali Qarjab oo lahadlay warbaahinta ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay hadalo kasoo yeeray maamulka Galmudug oo salka kuhayey in...
View ArticleWasiir Ilka-jiir oo sheegay caddaaladda Soomaaliya inay mareyso meeshii ugu...
Muqdisho (RBC Radio) Wasiirka caddaaladda xukuumadda faderaalka ah ee Soomaaliya,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) ayaa ku sheegay caddaaladda dalka inay mareyso halkii ugu liidatay,isagoo marka ka...
View ArticleAMISOM oo beenisey inay weerarro kala kulmeen kooxo raacsan Daacish
Muqdisho (RBC Radio) AMISOM ayaa beenisay war ka soo baxay koox taabacsan ururka Daacish oo maalin ka hor sheegay weerarkii ugu horreeyay oo ay Soomaaliya ka fuliyaan inay la beegsadeen kolanyo gaadiid...
View ArticleTurkiga oo billaabaya dhismaha xarunta baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (RBC Radio) Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqdey in la soo gaba-gabeeyay qiimeyntii lagu sameynayey xarunta golaha baarlamaanka Soomaaliya,taaso la sheegay dhawaan in la billaabi doono dib u...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada Puntland oo maanta soo bandhigtay Manhajka dugsiyad...
Garowe(RBC Radio)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta soo bandhigtay manhajka dugsiyada Hoose Dexe ee Puntland.Kulanka lagu soo bandhigayey manhajka waxbarashada...
View ArticleXeerka Tacliinta sare ee Puntland oo markii ugu horaysay la soo...
Garowe-(RBC Radio)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliintasare ee Puntland ayaa waxaa markii ugu horaysay ay soo saartay maanta xeerkii lagu hagi lahaa Tacliinta sare ee Jaamacadaha ku yaala Puntland si...
View Article